17th July 2026  admin  Category :

Maamulka iyo hawl wadeenada Mu’asada Al-Minhaaj gobolka Bari ,Qaar kamida culimada Gobolka,Gudoomiyaha Gobolka Iyo wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa booqday Garoonka Shuhadada Magaalada Bosaso halkaas oo ay kasocoto ciyaarta u dhexaysa caasumadaha Puntland. Culimada ayaa kelmado wacdi ah u jeedisay dhalinyarta soo buux dhaafiyay Garoonka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*