29th March 2024  admin  Category :

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Booqasho dhowr casho ah ay uga bilaabatay Magaalada Al qaeda ee Yamen.

Boqorka Beelaha Soomaaliyeed, Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Al_Qaeda Yaman,iyadoo wafdigiisa looga hortagay meel magaalada ka baxsan, waxaana soo dhoweyn balaaran u sameeyay Beesha Al-Mehra Al_daarooyida.

Gobolka Mehra ee Magaala madaxda All-Qayda oo dhamaantiis ay degto Beesha jeberdi Ismaciil ayaa si weyn loogu soo dhoweyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo beryihii u dameyey safaro ku marayey meelo kala duwan ee Qurbaha ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*