29th March 2024  admin  Category :

Mukulaashu ,Bisasda ama yaanyuurtu Qofba sidii u yaqaan Aduunka waxay ugu jeceshahay Kaluunka waxayna neceb tahay Biyaha ,Kaluunkiina waxa uu ku dhex nool yahay Biyaha dhexdooda  Hadaba qisadaa qiso la mid ah baa ii muuqatay Abu Dacish  iyo xertiisu waa Magac iyo Maal jecel yihiin waxayna neceb yihiin midnimada Soomaliyeed magacii iyo maalkiina Midnimada Soomaaliya ayuu  ku jiraa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*