26th April 2024  admin  Category :

Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Mustafa Dhuxuloow, Ca/rixmaan Ca/shakuur, Mahad Salaad, Fiqi, Odawaa, Daahir Geele, Ca/kariin Guuleed, Caynte, Cosoble, Kheeyre ha dhageeystaan gabadhan caqliga u saaxiibka ah. In wax la bililaqeeysto iyo in wax la burburiyo ma’ahan xalka.

One thought on “Bililiqo iyo Burburin Xal Ma’ahan

  1. Jaamac

    Asc. Gabadha warkeedu waa fiicanayahay laakiin waxay kayara booday in Qoriga bishaan Ramadaan xamar lagu arkay kohor 4sano Farmaajo iyo kooxdiisu duulaama culus qaadeen 1-Dib uxasuuso weerar kii CC Shakuur 5-wiil oo aan waxba galabsan madaxa laga toogtay. 2- weear kii Baydhabo Laftagareen Maqaamka Luugu Cimaamaday 3- kii dhuusamareeb Suna wal jamaaca lugu laayay ragii argagixisada 12sano dagaalka kula jiraynna guryhoodii laga tarxiilay , Qoor-Qoorna lagu Cimaamaday. Intaas iyo qaar kale markaad dib u milicsato waxaa kusoo dhacaya , tixdii gabay oo aheed . Nin walboo Saldhaan dheer ubaxa siibashaa xigiye , Suul daaro wow halis ninkay Rag isiseegaane.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*