26th July 2024  admin  Category :

Nashqadaynta ay Hartiga Ceerigaabo u baahan yihiin oo ayna Isaaqa Ceerigaabo degani ayna u baahnayn waa bililiqo iyo koox isu arkay inay ku guulaysteen dagaalkii beelaha ee gobolka Sanaag. Nimakan Cagfta gelinaya qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Ceerigaabo oo yna Beeshoodu deganayn iyaga oo lagu ilaalinayo Karayasha waa kuwa iibsaday Dhismayaashii Isticmaarku ka tegay iyo iyo kuwii dawladdiia Kcaanka dhistay, oo guryo kaga iibsaday dalka Turkiga. Ninka beerta Xoriyada oo ingiriisku dhisy 100 sno ka hor iibsaday. wuxuu ka xashuunayo ma leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*