17th August 2026 admin Category :
Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Puntland Mudane Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, ayaa faahfaahiyey Bilad ku asteysan Nabadda oo uu guddoonsiiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.