16th September 2024  admin  Category :

Markii ugu horaysay taariikhda Soomaalida oo BILAD loo kala qaato Yarad.

Beelaha Soomaaliyeed ee Ciise iyo Hawiye ay markii ugu horaysat taariikhda bilada u kala qaatay Yarad aroos oo dhowaan ka dhacay dalka Jabuuti oo madaxweynaha dalkaas uu gabadh ku siiyey mid ka mid ah madaxda beelaha Hawiye. Waxaana u doonay madaxweynaha Soomaaliya.

May be an image of 5 people and suit

Yaradkan uu soo doonatay madaxweynaha Jabuuti ayaa waxay saamaysay nolol maalmeedka Soomaali badan oo ka xoogsan jiray magaalada Muqdisho, ka dib markii loo xiray jidadkii Muqdisho

May be an image of 1 person
May be a closeup of 1 person

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*