3rd February 2025  admin  Category :

Faqash baa tahay sidee kuugu ogolaanaa inaad Hargaysa gudaha u gasho

Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM,  ayaa waxay u diideen Afhayeenkii Hore ee Wasaarada Aminga dowlada Federaalka Soomaliya Cabdicasiis Xildhibaan inuu gudaha Magalada Hargayso u galo,  waxaana dib loogu musaafuriyey  Magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho.

Mid ka mid ah madaxda maamulka garoonka ayaa afhayeenka ku yidhi ” Adeer Faqash baa tahay ( Faqash waa ery edeb daro ah oo loogu yeedho Soomaalida aan Isaaqa ahayn)  ee sidee kuugu ogolaanaa inaad gudaha u gasho  magaalada Hargaysa oo Faqashtu  diyaarado ku weerarteen.

Afhayeenka ayaa inta uuna Hargaysa gaarin, oo aan laga masaafurin isaga oo magaalada gudaha u gelin, wuxuu ka hosoo maray in badan oo ka mid ah maamulka Puntland. Meeshuu tagona Soomaalinimo aya loogu soo dhoweenayey.

Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland  waxa ku soo dhoweeyey madaxda ugu saraysa Puntland iyo labada qoraa ee ugu caansan Soomaaliya Idaajaa iyo Maxamed Xasan

Daawo afhayeenka oo si Soomaalinimo ah , gobonimo leh, marti sharaf uu dareemayo gaari ugu dhex socda Caasimadda Puntland ee Garowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*