28th March 2024  admin  Category :

Odayaasha Beesha Barkad oo ka hadlay wiilkooda laysugu tegay oo la doonayo in Maraykanka lagu bahdilo

Beesha Guuleed Garaad Barkad Oo Ah Beesha uu ka soo Jeedo Kornyal Tuke ayaa Si Adag uga hadashay Dacwada Been abuurka ah Ee Kornyalka ay Kusoo Oogen Xubno ay isku beelyihiin Muuse Biixi.

Beesha Gaashaanle Tuke ayaa sheegtay in Tuke uu yahay Nin Leh Dad iyo Dal Islamarkaana Been abuurka ay Ku soo oogen uusan waxba U dhimayn Kornyalka.

Intaas waxaa ay Ku daren Beesha Tuke in Beesha Isaaq Dilal ay Ka geesten Widhwidh Laascaanood Kalshaale islamrkaana Hadii laga Hadhi waayo xabaalo Qufka in iyana ay Toos uga aarsan doonan kuwa Xasuuqa iyo Dilka Cad Ka geestay Deegaanka SSC ee misana dhex jooga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*