26th April 2024  admin  Category :

Beesha Dhulbahante, Maamulkee ayay Marti ku yihiin kee bayse iyagu leeyihiin oo Saami Fiican ka Helaan.???

Is Barbardhig Saamiga Beesha Dhulbahante ay Puntland ka Hesho iyo kan ay Somaliland ka hesho.

Saamiga Puntland ay ka Helaan.

● Madaxweyne ku Xigeenka Puntland
1. Wasiirka arimaha gudaha

2. Wasiirka duulista hawada iyo garoomada

3. Wasiirka dastuurka dimuqraadiyadda iyo arimaha federalka

4. Wasiirka beeraha iyo Waraabka

5. Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka dhulka.

6. Wasiirada Haweenka iyo arrimaha qoyska

7. Wasiir kuxigeenka Amniga

8. Wasiir kuxigeenka maaliyada

9.wasiir kuxigeenka shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha.

10. Wasiiru dawlaha qorshaynta iyo xiriirka caalamiga.

11. Gudoomiyaha Baanka Puntland (Cabdi Boos)

 

12Xildhibaano 17 Xunood oo kasoo jeeda beesha Dhulbahante ayaa Baarlamanka Puntland ku jira..

12 Gudoomiye xigeenka 3aad ee baarlamaanka Puntland waa Beesha Dhulbahante.

15. Gudoomiye kuxigeena commission ka doorashooyinka Puntland

16. Hal xildhibaan golaha deegaanka Boosaso oo 2014kii lagu kordhiyey golaha deegaanka Boosaaso.

Waxaa intaas dheer ilaa 8 Agaasime guud iyo waaxyo iyo taliye kuxigeenada ciidanka Boliiska iyo Daraawiishta.

Saamiga ay Somaliland ka Heleen.

1. Wasiirka biyaha
2. Wasiirka hawlaha guud
3. Wasiirka waxbarashada
4. Afar xildhibaan kaliya
5. Agaasimayaal guud

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*