
24th February 2025 admin Category :
Beesha Aadan Siciid ee warsangeli oo $100,000 ugu deeqday jidka barakaysan
Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa Maanta ka Gudoomay Lacag 100,000, dollar Oo Ka timid Beesha Aadan Siciid. Gudigu ayaa mahadceliyey Muxsininita Beesha Aadan Siciid Oo Deeqda uu ugu talagalay Dhammaystirka Laami Saarid Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo