26th July 2024  admin  Category :

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda degaanka, Beeraha iyo Isbeddelka cimilada Puntland ayaa Garoowe tababar uga furay 24-qof oo lagasoo kala xulay beeraleyda gobollada Bari iyo Karkaar, kuwaas oo la barayo maaraynta dalagga beeraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*