![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/09/122081876_1046933809069773_1197747663246514629_n-624x416.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Wasiirka Beeraha iyo waraabka Puntland oo uu weheliyo wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo masuuliyiin kale ayaa deegaanka Middi-gale ee gobolka Sanaag ka dhagax dhigay (Green House) hanaanka beerashada casriga ah oo ay yeelanayso iskaashatada beeraleeyda deegaankaasi.