25th October 2024  admin  Category :

Wasiirka ugu magacaaban arrimaha dibbedda maamulka Hargeeysa ayaa ku adkeeysanaya in iyaga iyo DP World ay heshiiska wada galleen, dawladda federaalka ee Soomaaliyana aysan heshiiskaas u saxiixin. Hadaba, goorma ayeey siyaasiyiinta Hargeeysa ay oojinayaan beenta ay soo wadeen tan iyo 1992 iyo isdaba marinta aan dhmaaneen?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*