26th July 2024  admin  Category :

Universal TV oo ka danbeysay been abuurkii laga sameeyey Senator Cabdi Qeybdiid ee lagu aflagaadeyey maamulada Puntland iyo Jubbaland

Telefishinka Universal TV ayaa lagu eedeyey in iyagoo u adeegaaya taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka danbeeyey muqaalo iyo qoraalo been abuur ahaa oo maanta lagu aflagaadeyey maamulada Somaaliyeed ee Puntland iyo Jubbaland.

Unvirsel TV ayaa maanta daabacay war gacan ku rimis been abuur ah oo la sheegay in laga soo xigtay Senator Cabdi Xasan Qeybiid , kaas oo la sheegay in Senatorku ku eedeyey in labdaa maamul goboleedeed in ay colaad ka hurinayaan magaalada Muqdisho, qoraalkaa oo taageerayaasha Farmaajo ay ku qeybiyeen baraha bulashada ( Social media ).

Senator Cabdi Qebdiid ayaa si adag isaga fogeeyey wararka been abuurka ah ee la rabay in lagu dhaawaco magaca iyo maqaamiiska Odeynimo.

Somaaliya oo lagu tilmaamo Dal ka soo kabanaaya colaad iyo dagaalo sakooye ayaa in badan oo ka mid ah warbaahintu tahay mid ku shaqeysa laaluush iyo lacago la siiyo si loogu fushado dano guracan.

Halka ka fiirso qoraalka been abuurka ah ee Universal TV ay qaybisay 

Puntlandi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*