26th April 2024  admin  Category :

Beesha Warsangeli oo Gacmo furan ugu soo dhoweeyey Gobolka Sanaag Walaalahood Geri Koombe. Waxaana degaam laga siiyey Higlo Deero oo dhaca Bariga degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

Beelweynta GERI KOOMBE marti kuma ah Sanaag oo waa Meesha uu ku aasan yahay Geri Koombe, (Xabaalo Geri, u dhow Midigale) waana Mudan yihiin iney dhulkoodii lagu soo dhoweeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*