7th May 2024  admin  Category :

Barlamaanka Puntland oo Meelmariyey Miisaaniyad Sanadeedkii Xukuumaddu Gudbisey

Kulanka 24aad ee Kalfadhiga 43aad oo saaka ay soo xaadireen 40 mudane ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda oo dhan $54,000,450 (konton iyo afar malyan, afar boqol iyo konton dollar) taasoo uu todobaadkii hore soo gudbiyay wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Cabdi.

38 mudane ayaa u codeeyay miisaaniyadda hal xildhibaan ayaa diiday mid kalena waa ka aamusay sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

https://youtu.be/H8p8eC45-6E

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*