29th March 2024  admin  Category :

Barlaamanka Puntland oo Laalay Mooshinkii Laga Gudbiyey DP World.

Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa saaka codka aqlibiyadda u qaaday mooshinkii dhowaan xildhibaano katirsan barlamaanku ay ka gudbiyeen shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP WORLD oo gacanta ku haysa dekedda Boosaaso.

Guud ahaanba waxaa meesha ka baxay kadib markii ay ka codeeyeen inta badan mudanayaashii barlamaanka ee ka qaybgalay kulanka, 7 xildhibaan ayaa ka aamusay, 8 ayaa u codaysay inuu mooshinku meel maro halka ay 23 kalena ka horyimaadeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*