13th August 2022  admin  Category :

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Xaafadda Baraxleey, Gaalkacayo  ee beesha Habar gidir waxay leeyihiin madaxweyne Farmaajo Mooshin ayaa  ka yaal, halka kuwa ka soo jeeda xaafadda Garsoor ee isla magaaladaas  ee  beesha Leelkase ay iyguna leeyihiin Mdaxweyne Farmaajo Mooshin kama yaalo. Xildhibaano Soomaaliyeed ma jiraan ee sheekadii Gaalkacayo laysku hayey ayaa Muqdisho la geeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*