26th April 2024  admin  Category :

Jawaahir Baaqab iyo kooxdeeda ayaa soo abaabulay Banaan bax loogu magacdaray Farmaajo xuduntaada ayaa Muqdisho ku aasan oo Nabad iyo nolol soo maal geliyeen.

Waxaa goor dhow Muqdisho ka bilowday dibad-bax ay dhigayaan dadweyne isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

Banaan-baxa ayaa waxaa soo abaabulay oo tan iyo xalay ku howlanaa xubno ka kala socda maamulka gobolka Banaadir iyo Xooggaga Wadaniyiinta.

Dibad-baxyada ayaa haatan ka bilowday qeybo badan oo caasimada ka mid ah, sida taalada Daljirka Daahsoon iyo isgoyska KM4.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

One thought on “Banaan bax la maal geliyey

  1. kismaayo

    Bahda allsanaag dowlad walba waxbaad ka sheegtaan
    Sheeq shariif….xasan sheeq…. faramajo
    Yaad rabtaan

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*