7th September 2024  admin  Category :

Lacagta ay beelaha Warsangeli isugu hubaynayaan maxay siyaasiyiinta Isaaq qashinka isaga qaadi waayeen.

Dhowaan ayeey ahayd markii nin sheeganaya inuu Yahay Gudoomiye ka wakiil ah beesha Isaaq iyo taliye ay ilmo adeer yihiin ay degmada Badhan ee gobolka sanaag ku soo bandhigeen Ciidan ay ku sheegeen Ciidanka Qaranka Somaliland, laakiinse xaqiiqdu tahay maleeshiyo beeleed ay siyaasiyiinta Isaaq ku abuureen gobolka Sanaag, ahna khatar ku soo socota degmada Badhan haddan si guud looga hor tegin ama looga digin in haddii ay gobolka Sanaag wax ka dhacaan inaanay sheekadu noqon doonin Isaaq ayaa na soo diray, oo aanu wakil ka ahayn . Siyaasiyiinta Isaaq ee lacagta ku bixiyey si ay gobolka Sanaag uga abuuraan maleeshiyo beeleed waa kuwo iyagu kudaafad ku dhex nool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*