19th May 2024  admin  Category :

(Radiodaljir) Axmed Maxamed Timir ayaa noqday duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan. Golaha cusub ee deegaanka ayaa doortay gudoomiyahan cusub.

Sidoo kalle, Xaawo Maxamuud Dable oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa noqotay gudoomiye kuxigeenka degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

Xaawo ayaa ah gabadh dhalinyara ah,waxayna guulaystay kadib doorasho ka dhacday Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag oo galabta ka qabsoomtay doorashadda Guddoomiyaha Badhan iyo ku xigeenkiisa.

Magaaladda Badhan ayaa laga dareemaya isbaddal xooggan oo xagga maamulka ah tan iyo markii dadka deegaanku tashadeen, kana gacmobaxeen maamulka Hargeeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*