26th July 2024  admin  Category :

 ““Waa nasib daro in anagoo marti naloo yahay sharciga iyo dasturka aan ilaalino kuwi martida noo ahana ay qoriga istacmalan”. sidaa horay waxa u yiri  Cabdiraxmaan Cabdishakuur, isaga oo la hadlaya madaxweynaha Soomaaliya madaxweyne Farmaajo

Hadaba muxuu maanta ka yiri Cabadishakuur,  Allah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare oo dhintay Rubuc qarni ka hor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing

Ha la  yaabin inta madaxtooyada Soomaaliya  la weeraro,  in  loo hurdo tago qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, sababtoo ah Xildhibaankii, Weriyihii, ganacsatadii, wasiiradii ka soo jeeday Beesha Hawiye dagaal waxay ugu jiraan inaan Qaran Soomaaliyeed la helin . Sida lagu gaari karaana in qaran Soomaaliyeed la helina  ay tahay mucaarad , warxumo tashiil iyo Qori is maris oo inta amni xumo laga shaqeeyo hadhowna  la yiraahdo sidee wax u dhaceen iyo maxaa wixii dhacay wax looga qaban waayey.  Qiiro jabaanka iyo qori is mariska siyasiyiinta Hawiye Action Group, waxay ku dhamaan kartaa oo qura waa  caasimadda Soomaaliya  oo Muqdisho laga qaado.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*