27th November 2024 admin Category :
Qodob laga soo saaray wada hadaladii xaaraanta ahaa ee lagu qaban jiray dalka dibadiisa, ayaa maanta qodob ka mid ah waxay beesha Isaaq u cuskanayaan inay ku cabsi geliyaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sheegay heshiiska DP World inuu sharci daro yahay.
Bishii December, 2014, wada hadlo xaaraan ah oo ay ku yeesheen magaalada Jabuuti ee xarunta Jabuuti, madaxweynaha Somalia Xasan Culusoow iyo hogaamiyaha SNM , Gacan ku dhiigle Siilaanyo ayaa laga soo saaray war-murtiyoodkii qodobo qeexaya heshiis ay wada-gaareen.
3. Inaan la Siyaasaddayn deeqaha Bani’aadanimo iyo Mashaariicda dib u dhiska walibana la dhiiri galiyo
https://youtu.be/qZE4BxrUVM8