
6th June 2023 admin Category :
Axmed Madoobe oo Kismaayo Ku Laabtay Eedayna u Jeediyey Dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib muddo bil ah oo uu safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.