28th March 2024  admin  Category :

Websityada Muqdisho fariintan ay baahinayaan  lacag ayeey kaga soo qaateen madaxda Sare ee Soomaaliya ee ha ka fiirsadeen websityada Puntland waxay qorayaan.

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad , waxay is hayaan waa  nimankii duhurka cad xilka uga qaaday qabyaaladda  foosha xun  wasiirkii hore ee arimaha gudha Soomaaliya Cabdi Faarax Sacid Juxa.

Golaha wasiiradu awood uma laha inay wasiir kale safarkiisa ka reebaan, cidda qura uu awoodaa lehi  waa madaxweynaha Soomaaliya Farmaaji iyo Raisul wasaare Kheyre.

RW Kheyre, safarkii uu dhowaan ku tagay Yurub ma sii kaxaysan wasiirkiisa arimaha dibadda, laakiinse wuxuu Ingiriiska uga yeertay koox aysku hayb yihiin oo ay hogaaminayso Nadiifo Cali Faarax

Madaxweyne Farmaajo shalay markii uu la kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Qatar waxa dhinac fadhiyey Wiil uu adeer u yahay , wasiirkiisii arimaha dibadana  wuxuu uga yimid Muqdisho.

Ugu danbayntii si umadda reer Puntland laysaga hor keeno madaxdii Soomaaliyeed waxay lacag ku bixiyeen in websityada Mooryaantu ay sheekadan beenta ah qoraan

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo si lama filaan looga reebay safarkii Farmaajo ee Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo si lama filaan looga reebay safarkii Madaxweynaha ee Doxa

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo si lama filaan looga reebay safarkii Madaxweynaha ee Doxa

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*