27th December 2024 admin Category :
Websityada Muqdisho fariintan ay baahinayaan lacag ayeey kaga soo qaateen madaxda Sare ee Soomaaliya ee ha ka fiirsadeen websityada Puntland waxay qorayaan.
Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad , waxay is hayaan waa nimankii duhurka cad xilka uga qaaday qabyaaladda foosha xun wasiirkii hore ee arimaha gudha Soomaaliya Cabdi Faarax Sacid Juxa.
Golaha wasiiradu awood uma laha inay wasiir kale safarkiisa ka reebaan, cidda qura uu awoodaa lehi waa madaxweynaha Soomaaliya Farmaaji iyo Raisul wasaare Kheyre.
RW Kheyre, safarkii uu dhowaan ku tagay Yurub ma sii kaxaysan wasiirkiisa arimaha dibadda, laakiinse wuxuu Ingiriiska uga yeertay koox aysku hayb yihiin oo ay hogaaminayso Nadiifo Cali Faarax
Madaxweyne Farmaajo shalay markii uu la kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Qatar waxa dhinac fadhiyey Wiil uu adeer u yahay , wasiirkiisii arimaha dibadana wuxuu uga yimid Muqdisho.
Ugu danbayntii si umadda reer Puntland laysaga hor keeno madaxdii Soomaaliyeed waxay lacag ku bixiyeen in websityada Mooryaantu ay sheekadan beenta ah qoraan
https://www.caasimada.net/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-si-lama-filaan-looga-reebay-safarkii-farmaajo-ee-qatar/
http://www.jowhar.com/2018/05/13/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-si-lama-filaan-looga-reebay-safarkii-madaxweynaha-ee-doxa/
http://www.puntlandes.com/?p=50542