Wasiir Cabdirisaaq Cumar Maxamed “Majirto shirkad aan si gaar ah heshiis ula galnay taas oo shidaalka dalkeena soo saareysa”.
…Author Archives: admin
Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan
Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan
Sweden ayaa qorsheyneysa inay kordhiso, oo ay gaarsiiso illaa $34,000, lacagta la siinayo dadka soo-galootiga ah si ay uga tagaan dalkaas gabaadka u noqday dad ka soo cararaya dagaallada …
Maxamed Dida: Xaggee ayuu ku dambeeyay ninkan mar u tartamay madaxtinnimada Kenya?
Maxamed Dida: Xaggee ayuu ku dambeeyay ninkan mar u tartamay madaxtinnimada Kenya?
Musharraxii hore ee madaxtinnimada Kenya Maxamed Abduba Dida ayaa la sheegay inuu ku jiro xabsi ku yaalla gobolka Illinois, ee dalka Mareykanka.
Sida ay qorayaan warbaahinta gudaha ee …
Suldaan Saciid oo lagu soo dhoweeyey Sweden.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, oo booqanaya dalalka reer galbeedka ee ay ku nool yihiin Soomaalida uu Isimka u yahay ayaa ka bilaabay safarkiisa dalka Sweden. Suldaan Siciid ayaa ah Isimika hogaamiya Saldanada ugu facda weyn bariga iyo Bartamaha Afrika iyo …
Mareykanka oo taageeray in Afrika xubin joogto ah laga siiyo Golaha Ammaanka
Mareykanka oo taageeray in Afrika xubin joogto ah laga siiyo Golaha Ammaanka
Dowladda Mareykanka ayaa taageereysa qorshe laba kursi oo joogta ah looga siinayo Africa 15 xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Waxaa kaloo uu Mareykanka taageerayaa in hal …
ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya
ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya
Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula.
Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga …
Maxay tahay sababta abalmarinta loo guddoonsiiyay ciidamada Nigeria ee ka howlgala Soomaaliya?
Maxay tahay sababta abalmarinta loo guddoonsiiyay ciidamada Nigeria ee ka howlgala Soomaaliya?
Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa abaal-marin guddoonsiisay 160-askari oo ka tirsan booliska dalka Nigeria, kuwaasi oo ku muteystay abaal-marinno sida wanaagsan …
Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal
Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen labada dhinac.
“Labada Madaxweyne ayaa waxay isku …
Tacsi Cabdi casiis Maxamed Saciid
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah h u naxariistee Cabdi Casiis Maxamed Siciid Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday gobolka British Columbia, Canada
Waxaan halkan si gaar ah ugu …