Author Archives: admin

CIID MUBAARK

Bahda ALLSANAAG waxay hambalyo hawada u marinayaa dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, gaa ahaan Soomaalida nagu xiran anagoo ugu hambalyeynaya munaasabada CIID AL ADXA oo berri ku beegan waxaan Alle idiinka rajaynayaa caafimaad iyo farxad inaad …

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho

Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada …