aaliyada Maakhir ee dalka Belgium waxay kulankoodii sanad laha ahaa ku yeesheen Magaalada Leuven, kulanka waxa kasoo qaybgalay gudoonka, gudida joogtada ah, aqoonyahanka, waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada reer Maakhir ee dalka Belgium.
Sanadkan waxa kulan jaaliyada kala soo qaybgalay dhalinyaro …