Gurigaan sadexda aan ku dhalaty Murursade AYAA igu haysta Muqdisho sheegnayaa
…Author Archives: admin
Wax badan ayaa ka khaldan Caasimadeena
Wuxuu soo noqday Ra’sul wasaare Soomaaliyeed, Muqdishona waa magaaladaiisii, welina ciidan shisheeye ah ayaa ku bahdilaya,
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo sabab u ahaa bur burkii ka dib inuu ku guulaystay in dawlad Soomaaliyeed mar kale …
MADAXWEYNAHA OO DAAHFURAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND.
MADAXWEYNAHA OO DAAHFURAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND.
MADAXWEYNAHA OO DAAHFURAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND.
Maamulka Degmada Dhahar ee gobolka Hayland ayaa degmadaas ka daahfuray intixaanka shahaadiga ah ee Puntland ee degmadaas.
…50,000 Neef oo ka dhoofay Dekedda Boosaaso,
Ku dhawaad 50,000 Xoolo oo ka dhoofay Dekedda Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Puntland Shaakir Maxamed Guuleed oo Kormeer ku Tegay Dekedda Boosaaso.
…Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka …
Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika?
Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika?
Markabka USS Hershel “Woody” Williams, oo ah markab ka tirsan maraakiibta ciidamada badda ee Mareykanka oo loo xilsaaray aagga Taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) si loo dhiso iskaashi isla markaana …
Booliska miyaa ku qasba eedeysanaha in uu soo xirto dharkii uu muuqaalka isaga duubay, sawirkase sidee looga qaadaa?
Booliska miyaa ku qasba eedeysanaha in uu soo xirto dharkii uu muuqaalka isaga duubay, sawirkase sidee looga qaadaa?
Booliska magaalada Muqdisho ayaa soo xiray dad ka badan 30 qof todobaad kii ugu dambeeyay, kuwaas oo ku eedeysan fallal lidi ku …
Countering the arms race in Somalia
Posted on 23 May 2024 By Chiara Gentili
After more than 30 years, in 2023 the UN arms embargo on the government of Somalia was fully lifted. However, questions have been raised about the risks associated with this decision, with
…Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan mira dhal ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan mira dhal ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Kulanka ayaa …
Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku dhowaaqay doorasho deg deg ah
Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku dhowaaqay doorasho deg deg ah
Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ku dhowaaqay in waddankaas ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka guud 4-ta bisha July ee soo soocta, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka Associated Press iyo …