Author Archives: admin
CARDIFF OO KA GUULAYSTAY SEEF
Magaaladda Toronto ee dalka Canada waxaa ku soo dhamaaday ciyaaraha todobaadka Soomaalida Canada oo sanadkii 31aad lagu qabanayo magaaladaas,waxaana habeemkii xalay guushu ku raacday kooxda Cardiff ee ka yimid i dalka Ingiriiska, waxayna ka badiyeen kooxda Seef ee magalada Toronto, …
Maxaad ka taqaanaa 5 ta dal ee ay ku yaalaan masaajidda ugu badan caalamka?
Maxaad ka taqaanaa 5 ta dal ee ay ku yaalaan masaajidda ugu badan caalamka?
Inkasta oo masaajidadu yihiin meel ay ku cibaadaystaan dadka muslimiinta ah, hadana taariikhda Islaamka iyo waaqaca haatan lagu jiro labadaba, masaajidada ayaa ah meel ay danahooda …
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo laga Guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirennimo
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo laga Guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirennimo
Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo Axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda …
Maydka xaaskeyga iyo hooyadeed oo dhaawac ah ayaan dul imid qofkii dilayna wuu baxsaday’
Maydka xaaskeyga iyo hooyadeed oo dhaawac ah ayaan dul imid qofkii dilayna wuu baxsaday’
Nasteexo Nuur Dable iyo Hooyadeed Muslimo Macallin waxay u ahayd fiid ay ku cawaynayeen gurigooda oo ku yaalla degmada Kaaran ee gobolka Banaadir markii dhacdado argagaxa …
James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka
James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda …
Egyptair oo billowday duulimaadyada Qaahira-Muqdisho
Egyptair oo billowday duulimaadyada Qaahira-Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho safarkii ugu horreeyay ku timid shirkadda diyaaradaha ee dalka Masar oo dhowr iyo soddon sano kadib billaabeysa duullimaad toos ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Qaahira.
Diyaaradda ayaa maanta keentay wafti …