17th July 2026  admin  Category :

Arday Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay tartanka cilmiga Computerka ee qaaradda Africa

Tartankan caalamiga ah ee ka dhacay Abidjan, Côte d’Ivoire, oo ay ka qeybgaleen 27 dal oo Afrikaan ah iyo boqolaal mashruuc, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Turkish Maarif – Soomaaliya waxay ku guuleysteen kaalinta koowaad ee Qaybta Kombiyuutarka iyo caqliga Macmalka (AI).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*