19th July 2026 admin Category :
Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed faraceeda Puntland ee Degmada Badhan ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabatay 215 Arday oo sanadkan Jaamacadda kusoo biirtay.