19th May 2024  admin  Category :

Jaamacada Maakhir ee magaalada Badhan ayaa dufcadii lixaad ay ka qalin jabiyeen maanta.

Sidoo kalle, Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa magaalada Badhan ku qabatay kullan looga hadlayey tayeeynta waxbarashada aas-aasiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*