26th July 2024  admin  Category :

Aaden Barre Ducaale ayaa sheegay in agaasimayaasha wasaaradaha ee ismaamulka Gaarisa aysan laheen aqoon ku fillan sidaas darteedna aysan habooneen in shaqo loo dhiibto. Hase ahaatee waxaa hadalkaas ka jawaabey dadka deegaanka Gaarisa oo ka xummaaday hadalka Aadan Barre.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*