21st September 2024  admin  Category :

Annagu u Warsangeli kula hadli mayno Buulo Xuubeey.

Wasir Qorsheel. Oo jawaabtii ugu fiicnayd siiyey kooxdii Maakhir ee dhowaanta rababarka lagu siiyey degaano ka mid ah Konfurta Soomaaliya.

Qorsheel markup dharbaaxasan siyaasadeed ku dhuftay Kooxdii Maakhir wuxuu ku sugnaa Wadnaha degaanada Maakhir iyo degmada Dhahar

https://allsanaag.com/58878-2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*