
26th November 2026 admin Category :
Wasiir dowlaha Gaashaandhigga Somaliya Cumar Cali Cabdi,, oo ka mid ah dhalinyaraddii qaarkood isku haysteen dalka Serbiya ee beel ahaanta Hawiye lagu shaqaalaysiiyey ayaa sheegay in Adeerkii Xasan Culusoow Ma’suul uu ka yahay waxa ka socda Xeebaha dalka islamarkaana cida la duqaynaayo, la soo qabanaayo ama la badbaadinaayaba uu go,aankeeda leeyahay.








