![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/10/Amitabh-Bachchan.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Haddii sida Amiin caamir iyo Ajakis aad geli jirtay Shimamooyinkii Supper, Nasar iyo Soomaal ee magaalada Muqdisho oo aad daawan jirtay Muuqaalada Filimada Hindida, adiga oo Tubaako cunaya , Jilaagii dheeraa ee Soomaalidu u taqaanay Cali dheere oo metalyey Filmkii Shoolay 75 jir ayuu noqday