28th November 2024 admin Category :
Soomaali badan oo aan wax badan ka ogayn sida uu Amiin Caamir ku helo Quutal yoomkiisa iyo sida loo maal gashado ayaa waxay sugayeen inuu sawir gacmeed kaga jawaabo Cunsurinimadii ay qaar ka mid ah qorayaasha iyo Farshaxanlayaasha Carbeed ay kula kaceen gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed ee Ka mid noqotay Baarlamaanka Maraykanka. Amin Caamir gabadha Madownimada lagu caayey ama lagu cinuriyeey uma hiilin ee sida muuqata ” Fiqi Tolkii kama Jano tago ee Carabta ayuu la saftay iyo hadba qofkii biyeesta
Shantii sawir ee ugu danbeeyey ee Amin caamir ka helay Quutal yoomkiisa