
7th May 2025 admin Category :
Madaxweyne Culusoow oo Wiilkiisa Xil u magcaabau
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Wiilkiisa, Cabdifataax Xasan u magaacabay Taliyaha Ilaaladiisa gaarka ah ee Villa Wardhiigleey , ka dib markii uu Gaashaanle-dhexe Maslax Maxamuud Maxamed u dalacsiiyey Taliyaha Guutada Ilaalada Madaxtooyada ee xaafadda Wardhiigleey