7th September 2024  admin  Category :

Alshabaab iyo SNM  oo dad ku xabadeeyey degmada Badhan

mid ka mid ah nimanka la shaqeeya  mamulka SNM, una qaabilsan in nimanka ka yimaada Burco iyo Beer uu Buuraha calmadiow soo  geliyo ayaa markii sadexaad gobolka sanaag dad ku xabadeeyey isaga oo laga hor istaagayey  inuu argagixisada soo  geliyo buuraha Cal madow.

Guray Cismaan oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli, oo aad looga yaqaan gobolka inuu argagixisada ku soo daabulo Buuraha Calmadow,  oo maanta wata gawaari Tiknimo ah oo beesha Isaaq leeyihiin  ayaa xabado  ku furay dad shacab ah oo magaalada BADHAN  kaga   mudaharadaayey in Alshabaabka lagu soo daabulIN  Buuraha Calmadow.

Dadka ay dhaawaceen argagixisadu maanta waxay ahaayeen 7 Qof , waxa ku jiray labo Caruur ah oo ka yar D’ada afar jir, Cali wayne, , Ina Cali Dhiif iyo Cismaan Sugule ayaa ka mid ahaa dadka dhawacmar

Beelaha Isaaq  waxay u dabaal degayaan sidii ay u kala dooran lahaayeen sadex nin oo ka soo jeeda Beesha Isaaq/.Laakiinde sidii dhaqanka u ahayd beelaha Harti waxau u soo direen Tikniko lagu cabsi geliyo Bulshada aan la Isirka ahayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*