29th November 2024 admin Category :
Dawladda Federaalka oo lacag ku kala furfuraysa Xubnaha Guddiga Maaliyadda oo oo dhawaan soo saaray Warbixin sheegaysa inay Dawlada federaalku ku kacday Musuqmaasuq
Lacagta dowladda soo gashay, $50 milyan Wasiirka Maaliyada ayaa nagu amray in aan $10 milyan ku wareejino dowladda bishii Oktoobar, Wasiirka ayaa haddana na amray bishii Nofeembar inaan bixino $6 milyan, waana dhiibnay, $4 milyan ayuu haddana naga qaaday, $10 milyan ayaan haddana u dhiibnay Wasiirka Maaliyadda, waana $30 milyan. Wasiirka Maaliyada ayaa nagu war galiyay in aanan lataaban karin lacagta $20-ka milyan ee hartay, laakiin intuu soo laabtay ayuu naga qaaday $5 milyan, waxa uuna yiri ma habooneyn ee waa loo baahday. Hadda waxaan haynaa $15 milyan iyo lacag kale oo mashaariic loogu talagalay”.ayay tiri Guddoomiye Kuxigeenka Bangiga Dhexe Maryan C/llaahi Yuusuf.
https://allsanaag.com/maxay-tahay-sababta-uu-musharax-faroole-u-tanaasulay/