
11th March 2025 admin Category :
Cabdi Naasir Algore, oo ka mid ah waxgaradka iyo Odaaysha Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaano guud ahaan Soomaaliya iyo Qurbaha ayaa maanta afur ugu sameeyey magaalada Muqdisho Jaaliyadda Soomaali Canadians ee ku sugan casimadda Soomaaliya.




