26th July 2024  admin  Category :

Afhayeenka cusub ee maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  Xasan Cawaale Caynaan, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay warbaahinta   isaga oo wareersan oo laga dareemayo in uu maandooriyaal soo qaatay

Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Hargaysa oo horay  maamulkaas  ugula talin jiray Dhinaca dhaqanka iyo arinaha Bulshada ayaa hadda wixii ka danbeeya waxa  la sheegay inuu bedeli doono Faysal Cali Waraabe, oo isagu   ka hadli doono aqoonsiga Somaliland  sidii loo heli lahaa  iyo wada hadalada dawladda Soomaaliya.

Hoos ka daawo Xasan Cawaale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*