27th December 2024 admin Category :
Afhayeenka cusub ee maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin Xasan Cawaale Caynaan, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay warbaahinta isaga oo wareersan oo laga dareemayo in uu maandooriyaal soo qaatay
Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Hargaysa oo horay maamulkaas ugula talin jiray Dhinaca dhaqanka iyo arinaha Bulshada ayaa hadda wixii ka danbeeya waxa la sheegay inuu bedeli doono Faysal Cali Waraabe, oo isagu ka hadli doono aqoonsiga Somaliland sidii loo heli lahaa iyo wada hadalada dawladda Soomaaliya.
Hoos ka daawo Xasan Cawaale