27th April 2024  admin  Category :

Af -hayeenkii midowga Khaatumo iyo Maakhir oo xilkii iska casilay. Cabdirisaaq Cali Boos, ayaa caawa isaga oo ku sugan Minneapolis, Minnesota ee dalka Maraykanka, iska casilay xilkii afhayeenka midowga Khaatumo iyo Maakhir. Cabdiraasq khudbadda is casilaadiisa ayaa ah mid aad u qiimo badan oo meelo badan taabanaysa

One thought on “Af-hayeenkii Makhir iyo Khaatumo oo xilkii iska casilay

  1. Ahmed

    Dhaliinta badhan waxay codsadeen in loo dhiiso karoonka badhan. So tas wixii qabalahaa keena??

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*