28th May 2022  admin  Category :

Af -hayeenkii midowga Khaatumo iyo Maakhir oo xilkii iska casilay. Cabdirisaaq Cali Boos, ayaa caawa isaga oo ku sugan Minneapolis, Minnesota ee dalka Maraykanka, iska casilay xilkii afhayeenka midowga Khaatumo iyo Maakhir. Cabdiraasq khudbadda is casilaadiisa ayaa ah mid aad u qiimo badan oo meelo badan taabanaysa

3 thoughts on “Af-hayeenkii Makhir iyo Khaatumo oo xilkii iska casilay

  1. Ahmed

    Dhaliinta badhan waxay codsadeen in loo dhiiso karoonka badhan. So tas wixii qabalahaa keena??

    Reply
  2. Abdullahi

    Salaam: codsigoda aad shegeysid hadddii uu jiro. Waa in ay uu gudbiyaan Gudomiyaha Gobolka Kaadibna gudomiyuhu uu gudbiya dowladda.
    Waxaana hubal ah in codsigaas ay dowladdu wax ka qabanayso si deg deg ah.
    Meesha nadaam baa ka jira ma aha Villa Wardhigley ama Daynile.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*