7th September 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo ku guulaystay cabsi gelintii Farmaajo ee “Aseerkiis ayaa na xasuuqay”

Siyaasiyiinta Isaaq oo ku cabsi geliya madaxweyne Farmaajo in Adeerkiis xasuuqay ayaa hadda Shuruudo ku xiray Wada hadaladii awalba xaaraanta ahaa iyo sida ay noqonayso doorashada soo socota ee Soomaaliya

Maamul Beeleedka Beesha isaaq ee SNM ayaa sharuud ku xidhay wadahadalka dawlada FadaraalkaSoomaaliya,

Ra’isul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa isaguna ku adkeysanaya in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, sanadka 2020. Ninka ku doodaya in Soomaaliya ay ka dhacdo hal cod iyo qof ma tegi karo magaalada uu ku dhashay oo uu ku helay xilka sadexaad ee ugu sareeya Soomaalida.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*