28th March 2024  admin  Category :

Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu Daacish ku soo dhoweeyey Garoonka Brussels

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiq, oo ka soo jeeda beesha Raxanweyn ee ugu badan Soomaalida is qarxisa, gaar ahaan kuwa buuraha Calmadow isku qarxiya oo ay isticmaalaan maamulka Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha Brussels ee dalka Belgium ku soo dhoweeyey Abu daacish oo qaba gabar ka soo jeeda beesha  Raxnweyn wiilka Abu Daacish  oo uu  Fiqi abti u yahayna uu dhowaan  isku qarxiyey dalka Syriya.

Marka safiirka Soomaalida ee dalka Bulgium soo dhowaynayo Abu Daacish, waxa garoonka ku sugnaa jaaliyadda Puntland ee kala timid dhamaan wadamada  reer Yurub si ay u soo dhoweeyaan madaxweynha Puntland Cabdiweli Gaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*